Ra”iisulwasaare Rooble oo Caawa kulan la qaatay Madaxweyne Lafta Gareen

16

Ra”iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu Wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa kulan Isxog wareysi iyo Dardaaran ah la Qaatay Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

Kulanka ayaa sido kale waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Dowlada Federaalka.

8