Rooble Oo Kulan Sagoonti La Qaatay Safiir Uu Dhammaaday Muddo Xileedkiisa

29

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaliya Mudane, Ben Fender kaasi oo ay u dhamaatay muddaadii shaqadiisa.

Kulanka dhexmaray labada dhinac ayaa waxaa looga hadlay xoojinta xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Ingiriiska oo ku saleysan dhinacyo kala duwan.