Rooble Oo Saxiixay Buuga Tacsida Ee Marxuum Cali Mahdi

14

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday gogosha tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum Cali Mahdi Maxamed.

Ra’iisul wasaaraha ayaa la kulmay ehelada Allah u naxariistee madaxweynihii hore Cali Mahdi, isagoo uga tacsiyeeyay.