Safiirkii Hore Ee Soomaaliya Ee Dalka Mareykanka Oo Geeriyooday

30

Allaah ha u naxariistee waxaa Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Safiirkii horey ee Soomaaliay u fadhiyey dalka Mareykanka Cabdikariin Cali Cumar.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa la sheegay in Marxuum Cabdikariin uu ku xanuunsanayay Isbitaal ku yaalla Magaalada Columbus, isagoo la xaqiijiyay in xanuunkii haayay uu xalay u geeriyooday.