Qabanqabaada Munaasabadda sanad guurada Mudane madaxweyne abdiaziz hassan lafta gareen ayaa waxa ay ka socotaa magaalada Beydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay
shacabka ku nool deegaanada Maamulak Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay jecel yihiin 20sano soo socoto inuu hogaamiyo
shacabkan ayaa waxa ay u sababeeyeen in magacooda iyo codkooda uu kor u qaadey mudadii uu madaxweynaha uu yahay.
Wax badan ayaa u qabsoomay waxbadanna waa uu qaban doontaa sida uu horey u balanqaaday
Madaxweyen Lafta Gareen ayaa waxa uu yiri” Waxaan diyaar u ahay inaan ka qeyb qaato horumarinta shacabka iyo dowlada si aan ula jaadqaadno maamulada kale ee dalka ka jira dowlada federalkana waxa inaga dhexeeyo xiriir wanagasan oo wadashaqeyn iyo wax wada qabsi ah .
sanad guuradan ayaa ah sanad guuardii 2aad ee mudane madaxweynaha cabdi casis hasan maxamud lafta gareen uu u dabaal dego
waxana mudadii labadda sano aheyd uu ahaa hogaamiye Howlkarnimo Dulqaad Iyo Daacadnimo
Hal ku dhigiisa ayaa waxa uu yahay DowladnimaaNadeeqda.