Saraakiil CXD oo uu Magacabay Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Xilka la Wareegay.

32

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlada Federalak Soomaaliya ayaa waxa maanta lagu magacaabay Saraakisha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyed

 Madaxweynaha J.F.S ayaa Taliye ku-xiggeenka ciidanka Xoogga u magacaabay Jeneraal Cabaas Amiin Cali oo horay u ahaa Taliyaha Ciidanka dhulka

sidoo kale Taliyaha Ciidanka Dhulka Xooga Dalka Soomaaliya  ayaa loo magacaabay Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi,

Halka Taliye ku-xiggeenka Ciidanka Dhulka loo magacaabay Jeneraal. Xuseen Xoosh, iyadoona maanta ay xilalka la wareegeen, kadib Munaasabad  lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga oo ah Taliska Ciidanka xoogga Dalka.