Saraakiisha CXD Oo Sheegay In Duqeeyn Lagu Burburiyay Xarun Tababar Oo Al-Shabaab Kulahaayeen J/Hoose

35

Saraarkiil ka tirsan Ciidanka Xoogga ayaa sheegay in Duqeeyn kadhacday degaanka Buurtra kuumba oo qiyaastii 12 kiilo mitir ujirta magaalada jamaame ee gobolka jubada hoose ay ku burburiyay xarun Al-shabaab ay kutababarijireen Ciidankooda oo halkaasi kutaalay.

Duqeeynta oo warar hordhac ah kasoo baxayaan ayaa waxaa Saraakiishu sheegeen in  lagu dilay dagaalamayaalka tirsan Al-Shabaab kuwaasi oo kusugnaa xaruntaasi tababar.