SAWIIRO : Wasiirka Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta KGS oo la kulmay Wafdi Ka socda Hay’adda FCA

37

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Abukar Abdi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay mas’uul sarre oo ka socday country director FCA North America Mika Jokivuori,Bashir Fiidow Programma manager iyo Mohamed Macalin Ibrahim oo dhamaan kawada katirsan Hay’adda FCA

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta iyo wafdigaan ka socday Hay’adda FCA ayaa wxaa ay ka wada hadleyn sidi ay wada shaqeyn u dhex mari laheyd labadda dhinac .

Wafdigaan ka socday Hay’adda FCA ayaa waxa ay ugu dambeyna kormeereyn xafiisyadda wasaaradda,

Wafdigaan ka socday Hay’adda FCA ayaa waxa ay aad u amaneyn sida loogu soo dhaweyey Magalada Beyddabo .

Ugu dambeyn Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Abukar Abdi ayaa u mahad celiyay mas’uuliyiinta ka so cotay  Hay’adda  FCA doorkooda ay uga qeyb qaadanayan taagerada shacabka Koonfur Galbeed Soomaaliya