Sawiiro: Xaalada Xaafadaha Qaar ee Degmada Afgooye

31

Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeeladda hoose waxa ay ka mid tahay Goobaha oo saameyeen roobka Deyrta ee ka da’ayay dalka  Soomaaliya Gaar ahaan Gobolka Shabeeladda Hoose

Degmada Afgooye Xsafado ka mid ah ayaa waxa biyo dhigay roobak Deyrta

Shacaab badan ayaa waxa xiligaan ay soo wajahaday Guryo la’aan akidb markii ay Biyo fadhisteen  

Maamulka Degmada Afgooye Oo uu Ugu horeeyo Gudoomiyaha Degmada mudane Aweys Abdullahi Omar (Buulalow) Ayaa wada dadaalo Waxloogu Qabanayo Xaaladda Degmada ka jirta

Gudoomiye Buulalow ayaa waddo dadaal lagu doonayo in gargar iyo caawimaad la gaarsiiyo dadka shacabka ah

ALLOW AMUURAHA SAHAL