Sawiiro:Maamulka Gobolka Banaadir oo howlo ka bilaabay Bulaacadaha Muqdisho.

29

Waaxda Bulaacadaha ee Dowlada hoose Xamar ayaa caawa howl lagu hagaajinaayo goobaha biya mareenka ah ka fulisay qaar kamid wadooyinka magaalada Muqdisho oo ay biya dhigeen Roobabkii ka da’ay magaalada Muqdisho.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa da’daal xoogan ku bixinaayo sidii loo soocelin lahaa bilicda Caasimadda islamarkaana biyaha looga saari lahaa wadooyinka magaalada.

SAWIRRO