Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad Goboleedka Galmudug.
Gudoomiyaha waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo masuuliyiin kale
SAWIRADA HOOS KA DAAWO