SAWIRO:-Ganacsatada Degmada Xudur oo raashin gaarsiiyey Degmadaasi

36

Waxaa Degmada Xudur Si Nabad ah u gaarey Gawaarida Saarnaa Raashinkii ay lahaayeen Ganacsatada Degmada xudur kuwaaso mudo Bilooyin ah ku Xayirnaa Degmada Ceelbarde waxana Wadada soo Mariyey Ciidamada Xoogga Dalka Kuwa Daraashiita KGS kuwasi oo kaqeyb qatay geynta gobaha logu tala galay rashinka.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA