Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Gelinkii Dambe maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka
Safarka madaxweynaha ayaa ah sidii uu uga qeyb-galo Shirka Madaxda Dowlada Federaalka,Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee looga Hadlaayo Arimaha Doorashooyinka Dalka.
HALKAN KA DAWO SAWIRADA