Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Caawa kulan la qaatay Gudiga Farsamo ee Qaban-qaabada Shirweynaha Wadatashiga Qaran oo Maanta Magaalada Baydhabo soo gaaray, Shirkoodana ugu furmay
HOOS KA DAAWO SAWIRADA