Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta kulan la qaatay Rugta Ganacsatada Koonfur Galbeed Somaliya
Kulanka oo Saacado Socday ayaa looga Hadlay Caqabadaha Haysta Ganacsatada iyo Sidii Dowlada ay wax uga Qaban lahayd
Waxaa sido kale kulanka qeyb ka ahaa Gudoomiyaha Barlamanka Xubno ka Socday Golaha Wasiirada iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada ee Madaxtooyada ayadoo lagu gorfooyey Xaalada Guud ee ganacsiga KGS
SAWIRADA KULANKA
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()