SAWIRO:-Madaxweeyne Lafta Gareen oo u amba-baxay Magaalada Dhuusamareeb

35

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Lafta gareen ayaa hada Safar ugu Ambibaxay Magaalada dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug

Madaxweeynaha ayaa lafilayaa in uu ka Qeyb qalo Shirka Wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO SWIARADA