SAWIRO:-Madaxweeyne Lafta Gareen oo xariga ka jaray Hotel cusub oo laga furay Baydhabo

31

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Xariga ka jaray Ruun-Jinaad Hotel And Restaurent oo Magaalada Baydhabo ay ka Hirgelisay Ganacsade Bishaaro Cali Nuur.

SAWIRADA HOOS KA DAAWO