SAWIRO:-Madaxweyne Lafta Gareen oo lakulmay wafdi ka socday AMISON

22

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka KGS mudane Cali Saciid Faqi ayaa la kulmay Wafdi uu Hogaaminayay Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee AMISOM (SRCC), Simon Mulongo oo maanta Soo gaaray Magaalada baydhabo.

Kulanka ayaa looga hadlay Howlgalka AMISOM gaar Kaalinta Ciidamada Booliska AMISOM ee ku sugan Deegaanada Koonfur Galbeed.

SAWIRADA HOOS KA DAAWO