SAWIRO:-madaxweyne Lafta Garen iyo Furitaanka Shirka DF iyo MG

40

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa ka qeyb galay Furitaanka Shirka Wadatashiga Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya Iyo Dowladaha Xubnaha ka ah DFS iyo Maamulka Gobolka Banadir waxaana shirka shir Gudoominayey Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.