SAWIRO:-Madaxweyne Lafta garen oo la kulmay odayasha dhaqanka KGS

79

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa kulan Qada Sharaf iyo Isxogwareysi la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed

Kulanka ayaa waxaa qeeyb ka ahaa Gudoomiyaha Barlamaanka iyo ku Xigeenkiisa

Madaxweeyne lafta gareen ayaa odayasha dhaqanka kala hadlay xaalada guud ee dalka gaar ahaan doorashooyinka dalka lafilayo in ay ka dhacaaan iyo sidii loo soo xuli lahaa gudiga doorashooyinka ee ka imanaya KGS

 

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA