Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta warbixin ka dhageystey guddiga loo saaray in ay ka soo tala bixiyaan sida ugu haboon ee maamulka gobolka Banaadir ula wareegi lahaa xarumaha bixiya adeegyada caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee ku yaalla magaalada Muqdisho
Gudoomiyaha ayaa booqday dhowr xaruumo oo kala duwan ayadoo laga siiyey warbixino guud ee ku aadan qaabka ay u shaqeeyaan
SAWIRADA HOOS KA DAAWO