SAWIRO:-Shir-sanadeedka Garsoorka 2021 oo maalintii labaad ka socda muqdisho

20

Shir-sanadeedka Garsoorka 2021ayaa maalintii labaad ka socda muqdisho kaasoo looga hadlayo arrimaha xaaladda ah garsoorka iyo cadaalada dalka halka uu marayo.

Arrimaha shirkan looga hadlayo ayaa waxaa ka mid ah caqabadaha heysta garsoorka dalka, caqabadaha sanadkii tegay iyo sidii loo tayeyn lahaa  hay’aadddah garsoorka dalka, iyadoo  Wasaaradda cadaaladda ee dowladda federaalka ay ka warbixinayso xaalada garsoorka dalka.