SAWIRO:Doorashada Duqa degmada Afmadow iyo ku xigeenkiisa oo Maanta ka dhaceyso degmadaasi

53

Doorashada Duqa degmada Afmadow iyo ku xigeenkiisa ayaa saakay ka dhaceysa Xaruunta degmadaasi

 Duqa degamada waxa u taagan oo u tartamaya ilaa iyo sedeex  musharax halka jagada ku xigeenka ay u tartamayaan todoba qof waxana ku  jirta  hal Dumar.

21 xubnood Ayaa cod Qorsoodi Ah Ku Dooran Doona xubnaha sharaxan .

Doorashadaan ayaa waxa ay qeyb ka tahay doorashada Hogaanka degmada Afmadoow

Halkaan hoose ka Daawo  Sawiro