SAWIRRO Rooble Oo Ka Qayb Galey Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Saraakiishii Ku Dhimatey Qaraxii Gaalkacyo.

22

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loogu  sameeyey Gaalkacyo saraakiishii qaranka ee ku shahiiday falkii argagixisadu shalay ka geysteen magaalada Gaalkacyo.