Maleeshiyaadka Ururka nabad didika Al-shabaab ayaa degaanka Qurac-joome ee gobolka Bakool ku gubey gaadiid xamuul sidey booliska Konfur Galbeed ayaa xaqiijiyey in baabuurtaas oo gaaraya 4 gaari la gubey
Falkaan ayaa ka dhacay gobolka Bakool sida ay sheegayn taliska Ciidaamda amaanka
Gaadiidkaan ayaa ka baxay Magaalada Beledweyne, waxaana uu kusii jeeday magaalada Xudur.