Sawirro: Dibad-bax ballaaran oo ka billowday Beled-xaawo

58

Waxaa dibadbaxyo ay ka socdaan degmooyin ka mid ah gobolka Gedo, arrintan oo looga soo horjeedo dilal ay dorraad geysteen ciidamada ladagaalanka argigixisada ee Kenya.

Wariyeyaal ku sugan Gedo ayaa sheegaya in dibadbaxyo ka biolwdeen Baardheera halka lagu wado in ay kulmiyaan dhammaan 7bada degmo ee Gedo.

Lama oga in xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah ay arrinkan ka hadli doonaan iyo in kale.