Sawirro: G/Banaadir Oo Ka Shiray Dar Dargelinta Nadaafadda caasimadda

170

 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo galabta lagu qabtay xarunta dhallinyarada Gobolka Banaadir.

Shirka waxaa goob-joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir,  Guddoomiyeyaasha 17ka ee Gobolka Banaadir, kaasi oo looga hadlay dardar galinta Nadaafadda Caasimadda Muqdisho.