Sawirro: Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka KGS  oo shir gudoomiyay Kulanka Barlamaanka Maamulkaasi

31

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka KGS  Dr Cali Saciid Faqi  iyo Labadiisa Kuxiigeen ayaa Maanta Shir Guddoomiyey  Kalfadhigii 2aad Kulankiisa 1aad waxana kulanka soo xaadirey Xildhibaano gaareya 55 -Mudane  kulanka  Maanta Ajjandihiisu waxaa uu  ahaa Aqriska 2aad ee Xeer -hoosaadka iyo kadoodidiisa ,wixii  lagu soo kordhiyey Aqariskii 1aad ka dib

Xildhibaanada Barlamanka Koonfuur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay maanta si aad ah uga doodeyn xeer hoosaadka Barlamanka maamulka dowlad goboledka koonfur galbeed

Xeerkan ayaa waxa u dhiman in la marsiiyo aqrinta 3aad  ee xeer hoosaadkan