Sawirro: Guddoomiye Cumar Filish oo xarigga ka jaray Kawaan cusub

32

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar ayaa maanta xariga ka jaray ka waanka Hilibka iyo Qudaarta Degmada Xamarwayne kaasoo dayactir lagu sameeyey.

Munaasabadda Xarig jarka waxaa koobjoog ka haa ku- xigeenada Duqa Magaalada Muqdisho Dhinacyada Maaliyadda iyo Howlaha Guud Mudane Axmed Xassan Iimaan & Mudane Cumar Cali Cabdi, Xildhibaan Khaalid Macoow, Agaasimayaal, Maamulka iyo qaar kamid ah Shacabka Degmada Xamarwayne.