SAWIRRO Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlada KGS Dr Cali Saciid Faqi oo Kulan la qaatey Cayaartoyda Xulka Kubadda Caqta KGS

45

Ku simaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Kulan la qaatey Cayaartoyda Xulka Kubadda Caqta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Maanta Baydhabo dib ugu soo laabtey.

Dr Cali Saciid Faqi ayaa aad ugu hambalyeeyay libaaxyada Dowlad Goboleedyada Koonfurgalbeed ciyaar wanaagii iyo guulihii ay soo bandhigeen mudadii ay ciyaarayeen tartanka dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir.