Sawirro Koonfur Galbeed oo shaacisay natiijada imtixaanka fasalka sideedaad

767

Wasaradda Waxbarashada Hidaha&Tacaliinta Sare ee Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8aad ee Sanad Dugsiyeedka 2019 / 2020-ka oo Sanadkan wasaaradda Waxbarashadu ay qaaday.

Munaasabad kooban oo maanta la qabtey ayaa waxaa kasoo qayb galey Wasiiro ,Xildhibaano iyo Agaasimayaal ka socodey Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkaan hoose ka aqriso Natiijada, kana daawo sawirrada:-