Sawirro: Koonfur Galbeed oo tababar muhiim ah ka furtay Baydhabo

60

Agaasimaha wasaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mustaf Abdullahi Hassan ayaa maanta Xarunta wasaraadda ka daah-furey tababar ku saabsan aqoon kororsi loo sameeyey shaqaalaha degmada Baydhabo.

Tababarka waxaa uu ku saabsanaa maareynta iyo maamulida kharashaadka dowlada tababarka Waxaa ka soo qeybgaley dhamaan shaqaalaha degmada iyo gudoomiyaha iyo kuxigeenaddisa.