Sawirro: Kulanka Baarlamaanka Galmudug oo maanta furmay

76

Waxaa maanta ka furmay Magaalada Sama-reeb ee caasimadda Galmudug kalfadhiga 2aad kulankiisii 1aad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Dr; Maxamed Nuur Gacal ayaa Shir gudoominayay fadhiga Xildhibaanada Dowlad Goboleedka Galmudug.

Xildhibanada ayaa ka arrinsanaya xaaladda guud ee maamulka Galmudug iyo sidii loo dardara galin lahaa shaqooyinka barlamaanka.