Sawirro: Maxay Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh ka wada-hadleen?

27

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan talo wadaag ah la qaatay Madaxweynahii hore ee JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha oo hoyigiisa ku booqday Madaxweynahii hore Dalka ayaa kulankan waxaa ay kaga wada hadleen labada Masuul Arimaha Doorashooyinka iyo wakhtiga kala guurka ah.

Axmed Madoobe ayaa Muqdisho u joogo ka qeyb-galka shirka wada-tashiga madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada oo looga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee dalka.