Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Lafta Gareen, Waare iyo Mursal?

39

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo uu wehlinayo MadaxweynahaHirShabelLe Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Barlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan

Kulanka ayaa ahaa mid looga hadlayey arimaha siyaasadeed ee kajira Dalka oo ugu Horeyso Arimaha Doorashooyinka.

Lafta Gareen iyo Waare ayaa Muqdisho u jooga shirka wada-tashiga madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada oo diirada lagu saarayo doorashada 2020/2021.