SAWIRRO:- Safiirka soomaaliya ee dalka Sudan oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Beydhabo.  

24

 Waxaa Maanta Magaaladda Baydhabo Gaaray Safiirka soomaaliya u fadhiya dalka walaalaha nahay ee Suudaan Amb Mohamed Sheikh Issak.

Waxaana munaasabadda Soo dhoweyntiisa Ka Qeyb Qaatay Qaar Kamid ah Xildhibaanadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya , wasiiro, Dhalinyero, Aqoonyahano & Saraakiil .

Ujeedka safarkiisa  ayaa ah si uu ugu qaybgalo munaasabadda sanad guurada 2 aad ee madaxwaynaha koonfur galbeed  Mudane Madaxweyne Cabdicaziiz Laftagareen.

Safiirka ayaa inta uu magaaalda beydhabo joogo la kulmi doonaa qeybaha kala duwan ee bulshada sida yisaasinta mas’uuliyiinta iyo waxgaradka deegaananada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya