Sawirro : Shaqaalaha wasaaradda Arrimaha Gudaha KGS oo tababar u jooga Garoowe.

33

Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha hoose iyo Dib-u-heshisiinta KGS oo tobabar shaqo kororsi u joogeen magaalada garoowe ayaa lala wadaagay Dhismaha Dowlad wanaaga, isku xirka Maamulka Degmooyinka iyo Goballada, Dhismayaasha Golayaasha deegaanka, Daadejinta adeegyada aasaasigaa, iyo khibrada shaqo wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland.