Sawirro Shirka Wadatashiga  oo maanta Beydhabo ka furmay

33

Guddoonka Guddiga Dastuurka GWDGKGS oo uu hogaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga, Eng. Abdulkadir Ibrahim Abdullahi ayaa ka qeyb galaya Shirka Wadatashiga Hay’adaha Dastuurka heer federaal iyo heer dawlad goboleed oo lagu soo gebo-gabeeynayo dib u eegista farrsamo ee Dastuurka ku-meel gaarka ah, kaasoo socon doona mudo 3 beri ah, (11–13/11/2020).

Shirkan ayaa waxaa si gaar ah loogu gorfeeyey qodobo ka mid ah dastuurka dalka