SAWIRRO :Wasaaradda xanaanada Xoolaha KGS oo tababar u furtay Sahqaalah Caafimaad

29

Wasaradda Xanaanada Xoolaha Dowlad Goboleedka Koobfur Galbeed Soomaaliya  Ayaaa Maanta Tababar ku saabsan sida loo daryeelo xoolaha u qabatey qaar kamid ah daryeelayaasha  Caafimaadka xoolaha oo ka kala socday degmooyinka  Buur hakaba iyo qansax dheere ee gobolka Baay.