Sawirro: Xaflad soo dhoweyn ah oo loo sameeyey madax goboleedyada

37


Xaflad soo dhoweyn ah ayaa maanta madaxda dowlad goboleedyada dalka loogu sameeyey gudaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Munaasabadda oo aheyd mid ballaaran ayaa waxaa ka qeyb-galay Madaxweynayaasha maamullada Koonfur Galbeed, Jubbaland, Puntland, HirShabelle iyo Galmudug.

Sidoo kale waxaa goobjoog ahaa madasha xildhibaano, wasiiro iyo qaar ka mid ah hoggaanka xisbiyada mucaaradka dalka.

Ujeedka munaasabadda ayaa ahaa mid loogu mahad-celinayey madax goboleedyada dalka, kadib heshiiska laga gaaray doorashooyinka dalka ee 2020/2021-la