Waxa xilka gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed loo doortay Mudane Yuusuf Cabdulqaadir Maxamed halka Gudoomiye Ku Xigeen loo doortay Mudane Nuuradiin Ibraahim Aadan.
Gudoomiyaha cusub ee Gudiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed a Yusuf Abdulkadir Mohamed ayaa waxaa uu hogaamindoonaa arrimaha doorashooyinka KGS ee lagu soo doorandoono Xildhibaanada Heer Federal ee ku matalidoono Deeganada KGS Dowlada dhexe.