Xulka kubada cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya oo wali ku jira diyaar garowgii u Danbeeyey ee ka qeyb-galka tartanka Dowlad Goboleedyada Dalka Iyo Gobolka Banaadir.
Xulka kubada cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wali ku jira diyaar garowgii u Danbeeyey ee ka qeyb-galka tartanka Dowlad Goboleedyada Dalka Iyo Gobolka Banaadir.
Ciyaartooyadda Xulka kubada cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay sameynayaan tababarkii ugu dambeyey si ay ugu guuleystan kulamada Ciyaaraha tartanka dowlad Gobooledyada Iyo Maamulka Gobolka Banaadir.