SAWIRRO :Xulka kubada cagta KGS  oo wali ku jira diyaar garowga tartanka maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir

35

Todobaadkii seddexaad ayey xulka kubada cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya  oo wali ku jira diyaar garowga tartanka maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa maanta  tababar ku qaatey garoonka caalamiga ah ee Muqdisho .