SAWIRRO:Agaasimaha Madaxtooyad KGS oo daahfuray kulan Wacyigelinta Covid-19

25

Agaasimaha Madaxtooyada Dowlad goboledka  Koonfur Galbeed Mudane Cabdulaahi Cali Watiin ayaa Daahfuray kulan Wacyigelin oo ku saabsanaa kaso kabashada Saamaynta Cudurka Covid19 iyo Arimaha Xalka Waara kaasi oona loo Qabtay qeybaha kala Duwan Bulshada ku nool  Magaalada Baydhabo.

Kulankan  wacyi gelinta ah ayaa waxa  ka soo qeyb galay MaamulkA magaalada Beydhabo  kan Gobolka Baay bulshada iyo qeybaha kala Duwan ee Bulshada  waxana diiardda lagu sarayay ka wacyi gelinat bulshada dhibaatada COVID 19

HALKAAN KA DAAWO SAWIIRADA