SAWIRRO:Kulan looga Hadlayay tayeynta waxbarasha oo Magaalada Beydhabo ka dhacay.

32

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha& Tacliinta Sare ee Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta ka qaybgalay kulan ay soo qaban qaabiley Gudiga arimaha Bulshada ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Konnfur Galbeed Somalia.

Mas’uuliyiintaan ayaa Waxay kawada hadleen qorsho howleedka Wasaaradda iyo waxqabadka mudadii at shaqeneysay wasaarada waxbarashada.

Sidoo kale wasiirka ayaa xubnihii gudiga ee uu la kulmiye waxaa oo u faahfaahiyay qorshaha at wasaarada ku howl gasho.

Si kastaba Kulankan ayaa wuxuu ahaa mid is barasho, & is xogwareysi ah oo ay madaxdu ku kala warqaadanayeen .