Sawirro:kulan Muhiim oo ah Beydhabo ka Furmay.

17

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Iyo Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabduwahaab Cabdulaahi uu Wehlinaayo Agaasimaha Guud Wasaaradda Cadaaladda Iyo Garsoorka Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Deeq Cali Ayaa Maanta Daah Furay Kulan Wadatashi Oo Ku Saabsan Guddiga Marin U Helidda Cadaaladda Ama (Access To Justice Committee )Oo Ay Wasaaradda Cadaaladda Dowlad Goboleed Koonfur Galbeed Soomaaliya, Hormuud Ka Tahay Kaaso Ka Shaqeyn Doono Arrimaha Cadaaladda Ee Hor Tabinta U Leh Bulsha Weynta Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kulanka Waxaa Kasoo Qeyb Galay Dhamaan Hay’Adaha Daneeya Arimaha Cadaaladda Islamarkaana Qeyb Ka Noqon Doona Guddigan.

Halkaan Hoose ka Daawo.