Sawirro:Kulanka Wadatashiga & Qorsheynta deg.Bardaale

22

Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Abukar Abdi ayaa maanta daahfuray tababar loogu magac darey kulanka wadahadalka iyo Qorsheynta degmada Berdaale .

Kulankaan ayaa waxaa soo qaaban qaabisay wasaaradda Arrimaha gudaha oo kaashaneysa hay’adda USAID.

Kulankaan ayaa waxaa ka qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada,iyo maamulka degmada Berdaale.