Sawirro:Wafdi ka socda DFS oo gaaray Beydhabo

32

Gudoomiyaha hay’ada bataroorka ee dowlada federalka Somaaliya iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada baydhabo ee Xarunta gobolka Bay.
Wafdigan waxaa garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud kusoo dhoweeyay wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan DKGS iyo shaqaalaha wasaradda batorolka KG.
Gudoomiyaha hay’ada bataroorka ee dowlada federalka somaaliya iyo wafdigiisa ayaa ka war bixiyay ujeedka safarkooda ay maanta ku yimaadeen magalada baydhabo.

Waxa ay sheegeyn in socdaalkooda uu yahay mid ay ugu koorgalayaan xaaladda mamulka iyo wadashaqeyn labada dhinac