Sawirro+Xildhibaanada KGS oo Tababar loogu Soo Xeray Beydhabo

35

Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Marwo Shamso Maxamed Yarrow ayaa maanta Magaalada Baydhabo tababar ugu soo xirtey qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada KGS.
Tababarka ayaa socodey muddo sedax Maalin ah waxaa kor loogu qaadeyay aqoonta iyo Fahanka Xildhibaanada.

Tababarkan ayaa waxaa casharo ka bixinaayay gudoomiyihii hore ee barlamanka Soomaaliya prof Maxamed sheekh Cusman Jawaari waxaa uu hoga tusaaleyay xeerarka iyo nidaamka dowliga ah ee barlamaanada ay ku shaqeeyan.

Xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay tababarka ku qateen casharo la xariira fahanka dowladnida.