Senator Dufle oo ka Hadlay sida qaraxa Caawa uga badbaaday.

43

Prof.Dr,Senator:cusmaan Dufle oo kamid ah Golaha Aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya Ayaa ka hadlay qarax caawa fiidkii lala beegsaday xili uu marayay wadada Maka Al mukarama sida uu sheegay isaga qudhiisa.

Senator Dufle ayaa tilmaamay in uu ka Badbaaday Qarax caawa fiidkii ka dhacay magaalada muqdisho labo kamid Ilaalada Prof:Cusmaan Dufle ayaa dhaawac uu kasoo gaaray,sida ay wax u dhaceen Prof.Cusmaan Dufle ayaa ka waramay.

Halkaan Hoose ka Akhriso qoraalkiisa.